CiyaaroAncelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga...

Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Getafe… (Yaa ku soo baxay?)

Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulan ay habeen dambe booqan doonaan Getafe garoonka Coliseum Alfonso Pérez, kaasoo qeyb ah kulammada horyaalka La Liga.

Liiskan lagu dhawaaqay ee magacayada xiddigaha kooxda Real Madrid ugu qeyb galaya kulanka Getafe waxaa ka maqan xiddigaha Karim Benzema, Dani Ceballos iyo Thibaut Courtois, laakiin warka u wanaagsan Los Blancos ayaa ah inuu dib ugu soo laabtay Lucas Vázquez.

Sidoo kale waxaa ku soo wada baxay oo dhammaantood la heli karaa adeegooda kulanka habeen dambe xiddigaha kale ee kala ah Eden Hazard, Vinícius Júnior iyo Rodrygo.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb-galaya kulanka habeen dambe ee Getafe:

Image

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme