CiyaaroAncelotti, Haa Waxey yidhaahdeen Real madrid Ma,ahan kooxaha ugu cadcad champions leugue...

Ancelotti, Haa Waxey yidhaahdeen Real madrid Ma,ahan kooxaha ugu cadcad champions leugue xilli ciyaareedkan balse waxey ilaabeen iyaga oo sidaa leh inaan ku guuleysanay koobka

Real Madrid ayaa finalkii xilli ciyaareedkii hore garaacday Liverpool si ay u hantaan koobkoodii 14-aad ee Yurub, laakiin kooxaha Manchester City, Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich ayaa markan loo arkaa in ay yihiin musharraxiin adag sida qaabiiro badan ka dhawaajiyeen

balse kooxda Real Madrid ayaa arintaani ka carootay taa oo cadeysay in aan marnaba si dhab ah looga saari karin marka ay timaado Champions League.

Waxa ay dib u soo laabasho cajiib ah ku sameeyeen xilli ciyaareedkii tagay kooxa Paris Saint-Germain, Chelsea iyo Manchester City si ay u gaaraan finalka 2021-22.

mar wax laga weeydiyay Ancelotti in kooxdiisa aanu sanadkaan ugu cadcadeen koobka qaarada yurub ayaa ku jawaabay

haa waxey yidhaahdeen Real madrid ma,ahan kooxaha ugu cadcad champions leugue xilli ciyaareedkan balse waxey ilaabeen iyaga oo sidaa leh inaan ku guuleysanay koobka qaarada yurub hase ahaate lama yaabayo iney markasto na dafiran waayo iyaga oo sidaa noo dafirayo ayaanu sameenay xilli ciyaareedkii dhamaaday

sanadkaana waanu ka xooganahy sidii hore Waxaan filayaa inay la mid noqon doonto sannadkii hore, waanu tartamaynaa ilaa dhammaadka, waxaanan hubaa inaan dhammaanteen u tartami karno. wadada finalka ayuu sii raaciyay

Real Madrid ayaa finalkii xilli ciyaareedkii hore garaacday Liverpool si ay u hantaan koobkoodii 14-aad ee Yurub, laakiin kooxaha Manchester City, Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich ayaa markan loo arkaa in ay yihiin musharraxiin adag sida qaabiiro badan ka dhawaajiyeen

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme