CiyaaroAncelotti Ayaa Soo Xushay Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Celtic Champions...

Ancelotti Ayaa Soo Xushay Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Celtic Champions League.

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa soo saaray Liiska 22 xiddig ee uu ku bilaaban doono difaacashada tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Kooxda Real Madrid ayaa la ciyaari doonta kooxda Celtic kulankooda ugu horeeya ee horyaalka Champions League xilli ciyaareedka.

Ancellotti ayaa soo xushay dhamaan xiddigaha taamka ah u kooxda 1-aad ee kooxdiisa xilli uu doonayo in uu guul ku bilowdo tartanka champions League xilli ciyaaredkan.

Ma jiraan wax dhaawacyo ah oo hor istaagaya Carlo Ancelotti in uu soo xusho shaxdiisa ugu adag ee kulanka Celtic ee tartanka champions League.

Carlo Ancelotti ayaa doonaya in uu guul ku bilowdo tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme