Friday, December 8, 2023
More
    HomeCiyaaraha MaantaShaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray

    Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray

    Waxa la soo afjaray 10-aad ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo badan oo xiiso leh.

    Kulanka Man City, Arsenal iyo Liverpool ayaa wada badiyay kulamo xiiso leh oo la ciyaaray.

    kooxda Man United iyo chelsea ayaa ku dhibaatooday kulamadii ay ciyaareen horyaalka premier Leageu.

    Tottenham ayaa sii wadata hogaanka Premier League iyaga oo guul kale oo muhiim ah.

     

     

    Kadib kulamadii la cayaaray waxa la soo saaray boor ugu fiican ee ciyaarta premier League.

    Kooxda Man City oo garaacday Man United ayaa xiddigaha ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 4 xiddig.

    kulanka Brentford, Tottenham, Everton, Bournemouth, Fulham, Arsenal iyo Liverpool ayaa kulanka ku dhex maray xiddigo.

    Premier League

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    Must Read