Ciyaaro5 xiddig oo hadda ciyaara kubadda cagta ee dhaliyey laadadka xorta ah...

5 xiddig oo hadda ciyaara kubadda cagta ee dhaliyey laadadka xorta ah ee ugu badan…

Waxaa jiray ciyaartoy badan oo ku wanaagsan dhalinta laadadka xorta ah sida uninho Pernambucano, Ronaldinho iyo David Beckham, waxaase beddelay kale oo iyaguna ku fiican dhalinta Bulusoonnada.

Waxaan diiwaankan ku soo qaadanaynaa shanta ciyaaryahan ee haatan ciyaara kubadda cagta kuwaasoo dhaliyey laadadka xorta ah ee ugu badan, waxaana ku jira Ronaldo iyo Messi.

Kabtanka Argentina ee Lionel Messi ayaa xalay laadkii xorta ahaa ee uu dhaliyey waxa uu ku dhaafay Cristiano Ronaldo.

Haddaba halkaan hoose ka eeg xiddigaha hadda ciyaarta kubadda cagta ee dhaliyey laadadka xorta ah ee ugu badan:-

#5 Neymar Jr. (Brazi/Paris Saint-Germain) – 19 Laad oo xor ah.

#4 Miralem Pjanic (Bosnia & Herzegovina/Sharjah FC) – 26 Laad oo xor ah.

#3 Hakan Calhanoglu (Turkey/Inter Milan) – 28 Laad oo xor ah.

#2 Cristiano Ronaldo (Portugal/Manchester United) – 58 Laad oo xor ah.

#1 Lionel Messi (Argentina/Paris Saint-Germain) – 59 Laad oo xor ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme